Kabasho

Hamda Hussein
Kabasho
Senaste avsnittet

67 avsnitt

  • Kabasho

    Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka

    2026-04-13 | 29 min.
    Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. 

    Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌾
    Ka falceli xilqaddan 😊
  • Kabasho

    Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada

    2026-04-09 | 29 min.
    Haddii ay ku daaliyaan gaadhidda go'aamadu ha yaraadaan ama ha waynaadaane xilqaddan adiga ayaa iska leh, fahan sababaha ka danbeeya daalka ,fahankaasina haku dhaxalsiiyo in aad naftaada u dhibrisid oo u dhego nuglaatid. 

    Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.
    Ka falceli xilqaddan 😊
  • Kabasho

    Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood

    2025-11-18 | 40 min.
    Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh.

    Dhagaysi wanaagsan
    Ka falceli xilqaddan 😊
  • Kabasho

    Ep:12; Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga

    2025-11-09 | 31 min.
    Waligaa ma dareentay inaad nolosha dul sabbaynayso, in aad dareen ahaan kabuubyoonayso, in xasuusaha qaar yaraantaadii aanad waxbaba ka xasuusan?

    Haddii Jawaabtu 'HAA' tahay, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa fahanka naftaada.

    Dhagaysi wanaagsan🌾
    Ka falceli xilqaddan 😊
  • Kabasho

    Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid

    2025-11-07 | 30 min.
    Waligaa ma dareentay in aad waalid tahay adiga oo aan waalidba noqon, yaraantaadiise ma dareentay in aadan noolaan caruurnimo kugu filan?

    Xilqaddan adiga ayaa iska leh. 

    Dhagaysi wanaagsan
    Ka falceli xilqaddan 😊

Fler podcasts i HĂ€lsa och motion

Om Kabasho

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✹🌾
Podcast-webbplats

Lyssna pÄ Kabasho, SÄ in i SjÀlen och mÄnga andra poddar frÄn vÀrldens alla hörn med radio.se-appen

HĂ€mta den kostnadsfria radio.se-appen

  • BokmĂ€rk stationer och podcasts
  • Strömma via Wi-Fi eller Bluetooth
  • Stödjer Carplay & Android Auto
  • MĂ„nga andra appfunktioner
Sociala nÀtverk
v8.8.13| © 2007-2026 radio.de GmbH
Generated: 5/2/2026 - 3:48:01 PM