بسم الله الرحمن الرحيمTafsiirka Quraanka Podcast waa podcast loogu tala galay barashada Tafsiirka Quraanka. Waa sharaxaadii Shiikh Abuukar Xasan Maalin. Waxaa xuquudqa daabacaadda iska leh Sheekhmaalin.com.Waxaa soo bandhigay ahxmadnur [ Email:
[email protected] ] Fadlan podcast-kan rating/review ama qiimeyn ku samee, walaalaha kalena gaarsii jiritaankiisa.