76 avsnitt
- Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waa maxay xirfadaha nolosha ee loo yaqaan “soft skills”, maxayse muhiim ugu yihiin carruurta? Qaybtan Ladnaan Podcast waxaan kaga hadlaynaa sidda caruurta shaqsiyadooda loo xoojin lahaa. Waxaan sidoo kale ka hadlaynaa goorta iyo sida waalidku carruurta uga caawin karaan inay kobciyaan xirfadahan muhiimka ah.
What are soft skills, and why do they matter for children? In this episode of Ladnaan Podcast, we explore how communication, emotional awareness, teamwork and problem-solving help children build relationships, learn and navigate everyday challenges. We also discuss when and how parents can help children develop these essential life skills.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST - Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waa sanadguuradii 6-aad ee Ladnaan Podcast. Ilaaheey baa mahadleh, ismana leheen ilaa intaan baad wadi doontaan. Waxaan ka wada hadleynaa aniga iyo Sagal sidaan ku biloownay, maxaa naga saaciday inaan sii wadno iyo weliba waxyaabaha cusub ee nagu soo kordhay.
Dhageystayaasheena waxaan ka codsaneynaa ineey nala wadaageen mawduucyada ay jecel yihiin inaan ka hadalno sanadkaan soo socda.
Nagala soo xiriira: [email protected]
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Ha ilaawina inaad subscribe sameeysaan.
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST - Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Xalqadeena waxaan ka hadleeynaa Sideey waalidka iyo ilmihiisa u yeelan lahaayeeen wadahadal mire leh markuu yimaado khilaaf. Xalqadan waa mid ay dhageystayaasheena naga soo codsadeen. Waxaan rajeyneynaa inaan ka jawaabnay su'aalaha aad nasoo weydiiseen qaar ka mid ah.
Haddaba noo soo gudbiya su'aalaha ama mawduucyada aad rabtaan inaan ka hadalno.
Heesta hordhaca Maslax Mideeye. # 72: Ramadankan waa maxay qorshahaaga caqli gal ah oo kobcineysa Ladnaanta qoyska
2026-02-15 | 30 min.Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Xalqadaan waxaan ka hadleynaa sideen Ramadan ka ugu diyaar garoownaa anagoo kor u qaadeyna xiriirka Ilaaheey, xiriirka nafteena iyo midda qoyskeenaba. Waxaan idiinla wadaageynaa cuntooyinkee nafaqo leh oo fiican inaan cuno. Ma qasab baa in sambuus la cuno maalin kasto. Iyo waxyaabo badan oo ku saabsan sideey reerka isugu soo dhawaan lahaayeen.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST- Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Xalqadeenaan waxaan wareeysanay Abdikeyf oo ah aasaasaha iyo madaxa ururka SOCOPA ee ku yaal magaalada Leister, UK. Waxaan ka hadalnay dowrka aabaha ee qurbaha, dhibaatooyinka yimaada marka uu qoysku aabaha ka maqan yahay iyo sida looga gudbi karo dhibaatooyinka qoysaska qurbaha. Dhageysi wacan.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Fler podcasts i Barn och familj
Trendiga poddar i Barn och familj
Om Ladnaan Podcast
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: [email protected] ama Instagram: @ladnaan_podcast
Podcast-webbplatsLyssna på Ladnaan Podcast, one last shot och många andra poddar från världens alla hörn med radio.se-appen

Hämta den kostnadsfria radio.se-appen
- Bokmärk stationer och podcasts
- Strömma via Wi-Fi eller Bluetooth
- Stödjer Carplay & Android Auto
- Många andra appfunktioner
Hämta den kostnadsfria radio.se-appen
- Bokmärk stationer och podcasts
- Strömma via Wi-Fi eller Bluetooth
- Stödjer Carplay & Android Auto
- Många andra appfunktioner


Ladnaan Podcast
Skanna koden,
ladda ner appen,
börja lyssna.
ladda ner appen,
börja lyssna.


























