146 avsnitt
- Yassin Axmed Digfeer.
Dadkii kala gado qarsada
Waxbaa ka dhex guuxayee
Gar-baan kuu dhiganayaa
Gudoonkuna waa adigee
Gar-eex lama doonayee
Garawso waxaan ku dhaho
Nin gob ah ood gacal tihiin
Wiliba gacalooy ku jecel
Adoon ku maqneyn wax gara
Inuu gurigoo cidlo ah
Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo
Miyaanu gartaa laheyn
Dar-daarankii waad gaftee
Adoo fasax gaaban tagey
Maxaa GOBLE kaaga xidhan
Ma geel-baa kuugu dhalay
-----------------------------------------
Adoon gurro iyo canaan
Adoon gacan iyo dil qabin
Adoon gaajiyo dhib arag
Anoo Guri kuu sharaxay
Gasiinkuna kuu dhex-yaal
Wiliba Gobanimiyo sharaf
Adiga guudkaaga sudhay
Wiliba gacalooy ku jecel
Adoon ku maqneyn wax gara
Inaan gurigoo cidlaa
Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo
Miyaanan gartaa laheyn
Dardaarankii waad gaftee
Adoo fasax gaaban tagey
Maxaa GOBLE kaaga xidhan
Ma geelbaa kuugu dhalay.
Fler podcasts i Musik
Trendiga poddar i Musik
Om Ifiye Radio
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer.Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.
Podcast-webbplatsLyssna på Ifiye Radio, Hemma hos Strage och många andra poddar från världens alla hörn med radio.se-appen

Hämta den kostnadsfria radio.se-appen
- Bokmärk stationer och podcasts
- Strömma via Wi-Fi eller Bluetooth
- Stödjer Carplay & Android Auto
- Många andra appfunktioner
Hämta den kostnadsfria radio.se-appen
- Bokmärk stationer och podcasts
- Strömma via Wi-Fi eller Bluetooth
- Stödjer Carplay & Android Auto
- Många andra appfunktioner


Ifiye Radio
Skanna koden,
ladda ner appen,
börja lyssna.
ladda ner appen,
börja lyssna.






















